maalin maalmaha kamida ayaa nin tuug ah aw nin dalin yara ah jeebkisa bidix ee shaadka makiinad ku jeexay oo uu kala baxay lacagtii ku jirtay iyadoo ay tahay maalin cad oo dadku wada arkayan .
ninkii dalin yarada ahaa maba nuuxsan oo isha uun buu ka eegayay inta tuugu lacagta kaqaadanayay
lana baxsanaayay . markii la waydiiyay ;
war ninyow maxaad tuuga isaga qaban wayday ileen wadba u jeedaye?"sidii caadada u ahaydba nikii sangaabta ayuu kasoo qabtay jawabtii munaasabka ku aheed is goo yidhi:wadnahaan uga baqanayay inuu igala baxo."
WAAD KU MAHADSAN TAHAY AKHRISKAGA
FADLAN HADAAD KA HESHAY
COMENT WAA XAGAGA