beri baa wxaa jiray afar wiil oo kadhashay qoos faqiirin ah waxayna lahaayen beero Iyo xoolo afarta wiil saddex kamida waa isku hooyo isku aabbe halka kalane waa ku aabbe seddexda wiil mar walba waxay hagardameen jiren wiilka gooniga maalin maalmaha Kamila ayaa waxaa loo diray wiilashi inay Alabana ceelka biyo ka kee nan labana berets badar ka kenan isla Markina waa ay bexeen mid walbana wuxuu ku dadaalay soo ku hormari lahaa wiilki gooniga ahaa ayaa wuxu is yiri amiga walal ku caawinayo maqabtid aad ayuuna u niyad jabay wiilki yaraa ayaa dareemay murugada hesata walalki wuxuuna ku yiri walal hamurugon manta kadib
garab kaaga ayaa nahay kiilki maskiinka ahaa aad ayuu ufarxay xuna yiri"maanta ayaan dareemay inay ila dhasheen halyeeyo" markas ayuu laabta galiyay ayuu ku dul ooyay halkas ayayna ku heshiiyen. wiilki yaraa waxaa u bilabatay nolol qurux badan
WAAD KU MAHADSAN TAHAY AKHRIS KAGA
WAXAD KAFAHANTAY COMENT
KABIXI THANKS
No comments:
Post a Comment